Waa sual aad u weyn oo ey dadka qar ku adagtahay iney ka jawaban lkn Iskabuulo.blogg ayaa idin haayo jawaabta .
Eryga Jacayl ee ka kooban 6-da Xaraf qofba si buu u soo maraa, waxaana inta badan la qaatay qaaciddada oranaysa "JACAYLKU WAA MACAAN ANBA WAA QARAAR, QOFBA WAA SIDA UU KU SOO MARO" taas ayaan been ahayn waayo qof
wanaagiisa ayuu dhadhamiyaa oo shaqsigii uu jeclaaday ayaa la wadaaga jacaylka Rabbina haleeshiiyaaaa inay liibaan ka gaaran, qofna qaraarkiisa ayaa taabta oo shaqsigii uu jeclaaday
ayaa wax la qaban waaya ama khilaaf yar dabadii ku kala hayaamaa heshiiskii Jacayl ee u dhexeeyay, kadibna jacaylka sidaa qaraarkiisa u dhadhamiyaa, kuwa baa markay taasi ku
timaada isu duleeya, sun u caba, is daldala, ama dhibaato kale isu geysta ama u geysta ruuxii jacaylka ku cidleeyay, laakiin ma dhacdo oo weli lama arag lamaane jacaylkooda ku guuleystay u dabaaldegaya farxadda jacaylkooda marka laga reebo xaflad aroos oo ay dhigtaan kuwa guuleystay.

Haddaba Jacaylka waxaa lagu fasiri karaa inuu qeybo badan leeyahay oo siyaabo kala duwan loo wajihi karo, kuwaasoo kala ah:-
=JACAYLKU:- waa kalsoonida iyo dabeecada labada qof dhex mari karta iyo waliba wax kasta oo wanaag iyo axsaan ah oo ay isku sameeyan laba qof.

=JACAYLKA DHABTA AH:- Waa midka lamaanayaasha wadaagaya ay si daacadnimo ku dhisan u gardaadiyaan, kana dhowraan wixii xumaan ah oo idil aayatiinkiisuna wuxuu noqdaa guur iyo nolol wadaag daacadnimo ku dhisan oo aan si sahal ah ku burburin.
=Jacayl kumeel gaar ah:- “Waa Jacaylka ku abuurma (Waan ku arkay waanan ku caashaqay), kaasoo damaciisu yahay kala shahwo gudasho {Wada raaxaysi}, haddii raaxadii ay kala helaan labadii ruux jacaylkii halkaas ayuu ku dhamaadaa, haddii xitaa uu u suurageli waayo waqti iskuma sii lumiyaan oo si sahal ah ayay ku kala gembistaan.

=JACAYL DANAYSI:- “Waa jacayl ku xiran dan, noocii ay doonto dantu ha ahaatee sida dan dhaqaalo & wax u dhigma”.
=JACAYL XUSHMO:- “Waa Jacaylka uu ku jeclaado qof xushmad & qadarin kaa mudan, adiguna aadan rabin qofkaas, haddana aadan ku gacan seyri karin, kadibna aad go’aansato
inaad xushmo & tixgelin u muujiso, kadibna qofkii jacaylkaa soo bandhigtay uu xumaan la'aan iskii u quusta”.
=JACAYL IS TUS TUS KU DHISAN:- “Waa jacaylka aad doonayso in qof heybad leh ama dhigaada ah aad la wadaagto adigoo asxaabtaada is tustusaya oo wiil ama gabar isla qab weyn oo loo caal waayay aad xiriir la yeelato oo aad si faanfaan iyo is tus tus ah aad ula socoto.

=JACAYL GUUD:- “Waa Jacaylka Walaaltinimada, midka waalidka, ubadka, waxbarashada, hantida iwm.
=JACAYL LAAB-LA-KAC AH:- “Waa Jacaylka Usbuuclaha ah ee xiisaha ku yimaada, kuna faana qofka aniga hebel baan la socdaa, aniga heblaayaan la socdaa, aniga waa lay jecel yahay, iwm.
Haddaba qiimaha Jacaylku leeyahay ma aha wax sahlan ama cayaar cayaar ku dhisan, waxaana loo baahan yahay in Jacaylka la dhowro, qofka kula wadaagana la xaq dhowro oo waa inaad ku tuman xuquuqda jacaylka & midka shaqsigaba.
Walaalayaal hadaba waxa jira dad aan haysan oo aan garansanayn jacaylku waxa uu yahay iyo qiimaha uu leeyahay inkastoo dadka aduunkan ku nool ay ku kala qaybsan yihiin waxa uu yahay jacayl ama lagu qeexo jacaylka ayaan waxan anigoo ah maxamed samow ku qeexay aragtidayda intaas oo qaybood.
Balse waxaa wali jira aragti badan oo aan isaga mid nahay dadka aad iyo aad ka wax uga yaqaan jacaylka sida soad iyo aniga oo uu igu dhacay, aniga oo ah arday ayaan dhadhamiyey waxa uu yahay jacaylku iyo inta uu baaxadiisu leeg tahay waayo waxan odhan karaa qofka kali ah ee dhadhamin kara macaanka jacaylka iyo inta uu leeg yahay waa qof arkay ama uu ku dhacay jacaylku.

Mahadsanid
Iskaabulo.blogg Team
Comments
Post a Comment