Nin mustaqbal ka rabo miyuu ku so qadi karaa waxyabo aan fiicneen guurka ka hor? Laga yabee marka qaar inuu wax aam mucquul ahayen ku weydiiyo xilga wada hadleysan. Kaasi mayahay ninka mustaqbalka dhabta ah ? maxaasa ku ogan kartaa? Sualahas jawabahoda halkan ka aqiso.
Waxaa la ogaaday in nimanka aad iyo aad u jacalyihiin gabdhaha si face to
face inay ula hadlaan, xiliga
shukaansiga wiilasha badankooda waxay ka helaan inay dumarka qaabilaan ka hor,
laakin gabdaha sidaa ma aha waxay ka
helaan inay taleefan ku sheekeeyaan, gabdhaha marka ay ninka hor joogaan kuma
hadli karaan waxa ay rabaan inay sheegaan, laakin marka ay taleefan ama qol la
galaan wax badan aan afka soo qaban ayay ku hadlaan, taas waxey keeni kartaa in
sheekado isbadasho oo waxyaba kala mesha yimadaan. Tusaale: sawirada ii so dir
maalmo kabacdi sawiro qaawan ii so dir. Markaas ogow inaad mustaqbalkada yahay 50%.
Marka waxaaan u soo jeedin lahaa
gabdhaha inay iska jiraan shukaansiga
taleefanka iyo kan bareerkaba waayo nimanka la iskuma halayn karo waxaa la rabaa inaad ogaato ninka
rabo inuu jrkaaga taabto iasgoo aan ku guursan inuu yahay mid aan dan ka laheen
ee yac iska dheh hadal macaan yuuna kugu
sirin haddii aad jrkaaga dhiibato waad ka shallaaynaysaa adduun iyo aakharabo
ogow nin ku guursan rabo wax xun kaama dalbayo. Ragga qaar ayaa ku fikira: Waa
ku arkay, waa ku cashaqay , waa, ku daneystay , waa ku nacay. Taasi
waxaey qofka ku ridaa shalay iyo wareer fara badan.
Lasco qeybta kale oo dumarka ku saabsan
Lasco qeybta kale oo dumarka ku saabsan
Abdalle
Iskaabulo.blogg Team!
M.a👏👏
ReplyDelete