Home


Cilmi Baaris: Hadii Aad Hurdada Ku Dhax Hadasho Waxaa Tahay Qof Wareersan


Hurdo kuhadalka ama qarawga ayaa ah wax dadka qaar ay sameeyaan marka ay jiiftaan ayago oo aan war u heyn waxa ay sheegen, sidaa darteed Cilmi baaris lasameeye ayaa sheegeysa dadka hurdada kudhaxhadla in ay yihiin dad wareersan.
Dr Arnulf oo ah ninka sameeye cilmi baarista ayaa yiri inta badan hadalada lasheego xiliga qarawga waa kuwo aan fiicneyn.
232 qof oo kaqeyb qaatay cilmi baaraasita ayaa 87 kamid ah so toos ah loo tijaabiye ayaga oo hurdaya ereyada ugu badan ay isticmaaleeyn ayaa ahaay MAYA ama No halka kuwa kalana ay kuhadleyn wax aanaba lagaraneyn.
sikastaba ha ahaatee dadka hadlo ayaga oo hurdaya ayaa badanaa lafahmin waxa ay sheegaan, kaliya waxaa lamaqlaa in ay hadleen waa macquul mararka qaar in aad xoogaa kafahanto sidaas ayuu yiri DR ka oo hadalkiisi siiwata.
Mahadsanid 
Iskaabulo.blogg Team!

Comments