Qof kasta oo bani-adan ah oo ku nool dhulka korkiisa waxuu uu xiiseeyaa inuu noqdo qof la jecelyahay, in la qadariyo oo la tixgaliyo goorta uu xariir la sameeynaayo dadyoowga kale. Hadaba waxaa jirta qaab dadka aad kusoo jiidan karto oo ay kugu jeclaan karaan si aad u heshid tixgalin iyo jaceel intaba.
·
Dhoolo
cadeey:
U dhoola
cadeey asxabtada aad ugu jeceshay maxaa yeelay dhoolacaddeynta waxy kuu soo
jiidaysaa wadnayaasha dadka ku jaceel doona si sahlan oo dhib la’aan ah sida
xadiiska Nabaiga naxariis iyo nabad galiyo korkiisa ahaatee (Dhoola-cadddeyntu
waa sunno)
· Ku bilow salaam qiimo leh:
Wax ka wanaagsan majirto inaad salaam ku bilowdid qofkasta
oo ad la kulmaysid maxaa yeelay salaanta qiimaha leh waxey badineysaa
jaceelkada ay dadku kuu qaadayaan.
· Bixi hadiyado qaali ah:
Hadiyada wa dhaqanka ugu fiican ee ka dhaxeeyn kara qof oo
isjecel, sidoo kale wa dhaqan uu noogu dardaarmay Nabigeena naxariis iyo
nabadgalyo korkiisa ha ahaatee inaan isku hadiyeeyno waxyaabo qaali ah iyo
waxaan qaali aheyn inataba si aan isku jeclaano (isku hadiyeeya waad is
jeclaanaysaan)
· Hdal yar iyo aamusunaan:
Iska jir inaad hadalkada badiso oo aad kor u qeyliso markaad
sheekaynaysid asxabaatda dhaxdooda, waayo taasi waxey dhimaysaa jaceelkalagu
qabo qabo adiga, somalidana waxay ka maahmahday hadalka badan oo ay ka
tiri(Hadal badani haan mabujuxsho)
· Dhagaysiga fiican iyo aadaabtada oo aad wanajiso:
Ha isku dayin inaad warka ka dhaxgashid qof kula hadlaaya.
· Ha hilmaamin is qurxinta iyo nadafada:
Nabigeena naxariis korkiisa ha ahaatee sooma dhihin(Ilaahey waa waa qurxoonyahay wuxuu uu
jecelyahay quruxda iyo waxa qurxoon oo idil)
Usheeg qofka aad jeceshahay inaad
jeceyl u qabtid:
Hadaad qof u qabtid jaceyl waxaa haboon inaad ku wargelisid
jaceylkaad u qabtid maxaa yaeelay nabigeena wuxa uu yiri (hadaad qof jeclaatid
ugu tag gurigiisa una sheeg inaad jeclaatay)
Waxaa
qoray Abdalle .
Iskaabulo.blogg Team!
Isoodir qoraladan jecylka ku saabsan Sxb adoo rali yaah ciwaankafacebook geyga waa wiilka reer boqortooyo ok sxb
ReplyDelete