FARQIGA SHUKAANSIGA U DHEXEEYA GABADHA IYO WIILKA.

Nin mustaqbal ka rabo miyuu ku so qadi karaa waxyabo aan fiicneen guurka ka hor? Laga yabee marka qaar inuu wax aam mucquul ahayen ku weydiiyo xilga wada hadleysan. Kaasi mayahay ninka mustaqbalka dhabta ah ? maxaasa ku ogan kartaa? Sualahas jawabahoda halkan ka aqiso.




Waxaa la ogaaday in nimanka aad iyo aad u jacalyihiin gabdhaha si face to face  inay ula hadlaan, xiliga shukaansiga wiilasha badankooda waxay ka helaan inay dumarka qaabilaan ka hor, laakin gabdaha  sidaa ma aha waxay ka helaan inay taleefan ku sheekeeyaan, gabdhaha marka ay ninka hor joogaan kuma hadli karaan waxa ay rabaan inay sheegaan, laakin marka ay taleefan ama qol la galaan wax badan aan afka soo qaban ayay ku hadlaan, taas waxey keeni kartaa in sheekado isbadasho oo waxyaba kala mesha yimadaan. Tusaale: sawirada ii so dir maalmo kabacdi sawiro qaawan ii so dir. Markaas ogow inaad mustaqbalkada yahay 50%. Marka waxaaan  u soo jeedin lahaa gabdhaha  inay iska jiraan shukaansiga taleefanka iyo kan bareerkaba waayo nimanka la iskuma  halayn karo waxaa la rabaa inaad ogaato ninka rabo inuu jrkaaga taabto iasgoo aan ku guursan inuu yahay mid aan dan ka laheen ee  yac iska dheh hadal macaan yuuna kugu sirin haddii aad jrkaaga dhiibato waad ka shallaaynaysaa adduun iyo aakharabo ogow nin ku guursan rabo wax xun kaama dalbayo. Ragga qaar ayaa ku fikira: Waa ku arkay, waa ku cashaqay , waa, ku daneystay , waa ku nacay. Taasi waxaey qofka ku ridaa shalay iyo wareer fara badan.
Lasco qeybta kale oo dumarka ku saabsan

Abdalle
Iskaabulo.blogg   Team!

Comments

Post a Comment